Cabays Media (Buurta Gacan Libaax-JSL) Koox arday ah ayaa ku dalxiisay dhulka aadka u quruxda badan ee Buurtta Gacan Libaax oo muuqaalkeedu aad u heer sareeyo. Buurta Gacan Libaax ayaa wax ku nool xaywaan waa weyn oo dalka meelo yar ku nool. Halkan hoose ka daawo. Follow
London -UK (Cabays Media) Dalka UK oo ay bishan May 7eedii ka dhacday doorasho aad loogu loolamay ayaa waxa ku soo baxay xubno ka mid ah dadka laga dirada badan yahay. Haddaba Wariye C/laahi Maxamd Cali ayaa uga waramye VOA sida ay doorashadaasi ahayd iyo ka dib natiijadii. Halkan hose taabo si aad u dhageysato […]