Friday's Show: Recent Episodes

Heybad Radio

View Details

Ka reystay Bukaanadii, waxeey ka mid tahay heesaha uu ku luuqeeyo Fanaanka Da'da Yar ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac, waxeey heestu soo baxday 2020-kii, waana mid ka mid ah heesaha micnaha gaarka ah u sameynaya qof kasta oo dhageysta.

View Details

Abyan, hees ka mid ah heesihii faraha badnaa ee uu qaaday Abwaan, Laxamiiste, Kabaniiste, mulaxan iyo heesaa, allaha u naxariistee Cumar Cabdulle Shooli.

View Details

Heybad Radio, qeybta fanka, suugaanta iyo madadaalada.