Haar, waa codkii Maryan Naasir Cali, mirihii iyo laxankii AUN Dr Raafi, Riwaayaddii Imtixaanka adduunka, oo lagu dhigay Golaha Murtida iyo Madadaalada ee Muqdisho, sanakii 1985-tii, Figraddii AUN Maxamed Abuukar Dhanaanoow.