Codka Daaha: Recent Episodes

Codka Daaha

Ka dhagayso codka daaha baramijyo xiiso leh,suuganta ,sheekoyin jacayl,xikmado ,dhiirigalino,iyo wayo_aragnimo

View Details

Xalqadan waxan kaga hadlayaa sida uu u shaqeeyo alghorithm ka baraha bulshadu iyo sida uu maskaxdeena u naafeeyo

View Details

baramijka khibrad wadaag maanta waxa marti inoogu ah abdiwahab ahmed omer oo ah cybersecurity iyo Bug bounty hunter waxaynuna ka waraysanaynaa khibradiisa ku sabsan cybersecurity iyo si guudba technologyga

View Details

Midkeen doorta saddexdan field ee computer sceince software engering iyo IT waa su,aal igu so lalabatey oo badana iso waydiiyan ardayda jamacadaha bilaabaya xalqadan waxan kaga jawabaaya dhawr su,aalood oo kamid yihiin sida ay ukala sareeyan ama ukala fiican yihiin?faculty walba waxa lagu barto iyo qofka barta waxyaabaha uu awoodo in uu qabto?meelaha uu ka shaqaynayo iyo saddexdan faculty kan leh mustaqbalka u wanagsan?

View Details

waa qiso dhaba oo ka dhaxaysa macalin ahmed iyo ardaygiisa taas oo ka so bilaabatey kismayo kuna dhamatey minnisota , xuquqda sheekada = somali faces , waa codka daaha podcast

View Details

Codka daaha oo AAN wadnay ilaa 2019 ayaan mar labaad dib u bilowney mudo kadib so noqod wanagsan asxaabti nagu xidhnayd 🤍

View Details

Cloud storage waa have aad Ku kaydsan kartid macluumadkaga adiga oo adeegsanaya server aay Ku siiyan shirkadaha bixiya adeegyada cloud storage Ka sida Google ,Microsoft , Amazon ..etc.

View Details

Waxan kaga hadlaynaa sida aad uu hormarin lahayd xirfadahaga

View Details

" nin AAN hadlin hooyadii hadhuudh ma tidhahdo hoo". Aftahannimadu waa furaha lagu galo quluubta dadwaynaha season 1 episode 6

View Details

Xalqadan waxa Marti Ku ah abwan cabdirahman haldhis oo aan halkan aad uga salamayo💞

View Details

Xalqadan waxan idinkula wadagi doona amusnan amakag leh qisada bilowga nolasha dhoodan kuso dhawada podcastiga codka daaha

View Details

Ka dhigo wehel dhow codka daaha