Afhayeen u hadlay Ciidamada midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya jooga ayaa sheegay in ciidamadooda ay wax eed ah ku lahayn qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab ay geystaan
Waxa uu sheegay in ciidamadooda ay Soomaaliya ka qabteen shaqo badan oo ay Al-shabAab ka saareen dhawr magaalo hase ahaatee sugida amaanka magaalada Muqdisho ay u xil saaran yihiin ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Waxa uu sheegay in sugida amniga magaaladda muqdisho lakala qeyb saday islamarkaana AMISOM loo xil saaray sugida amaanka madaxtooyadda Soomaliya iyo garoonka diyaaradaha inta kalana waa loo xil saaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya.
Sidoo kale wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo wax laga weydiiyay sababta ay dawlad ugu guulaysan la’dahay sugida magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay in dawladu qaaday tilaabo ay ku sugayso amaanka oo ay aas aastay qiyaastii 1500 oo askari oo ku guulaystay in magaalada xasilooni ku soo celiyaan.
“Ugu yaraan shantii bilood aynu soo dhaafnay waxaa laga dhigay Magaaladda Muqdisho mid amaan ah waxaa loo sameeyay ciidamo loogu magac daray xasilinta Caasimadda, 500 oo Police ah, 500 Nabad Sugid, iyo 500 Malatari ayaa loo sameeyay magaaladaan,waxay ka hor tageen weeraro lasoo qorsheeyay, waxay badbaadiyeen nolol badan”, ayuu yiri wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow.
Eng Yariisow waxaa uu sheegay in dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab sababta ay magaalada qaraxyada uga geysanayaan ay tahay inay dunida tusaan inay yihiin wili awood jirta.
Sidoo kale Tv-ga Al-Jaziira ayaa baahiyay in sanadkaan Magaaladda Muqdisho ay ka dhaceen qiyaastii 20 qarax kuwaasi oo sababay dhimashada 500 oo ruux iyo dhaawaca 600 oo kale qaraxyadaas badankoodna dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab ayaa sheegtay.
The post Waa Maxay Sababta Magaaladda Muqdisho Qaraxyadda Ugu Dhacaan? appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Naftii Jacaylka Igu Beertay Miyaan Markale Naawilaa Qaybtii 3-aad
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/Sheekada-Naftii-Jacaylka-Igu-Beertay-Miyaan-Markale-Naawilaa-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii la Naftii Jacaylka Igu Beertay Miyaan Markale Naawilaa appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Adaa dooq wareeray qeybtii 13-aad waana maalinimo Sabti ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 22-07-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/07/Sheekada-adaa-dooq-wareeray-qeybtii-13-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii Adaa Dooq Wareeray Qeybtii 13-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Adaa dooq wareeray qeybtii 11-aad waana maalinimo Arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 19-07-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/07/Sheekada-adaa-Dooq-wareeray-qeybtii-11-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii Adaa Dooq Wareeray Qeybtii 11-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Adaa dooq wareeray qeybtii 10-aad Qaybtii 10-aad waana maalinimo Talaado ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 18-07-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/07/Sheekada-Adaa-dooq-wareeray-qeybtii-10-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii Adaa Dooq Wareeray Qeybtii 10-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Marwo Kuu Noqon Maayee Meherkayga Isii Qaybtii 20-aad waana maalinimo Sabti ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 20-05-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/05/Sheekada-Marwa-Kuu-Noqon-mayee-Meherkayga-Isii-Qaybtii-20-aad-sabti-20-05-2017-Radio-Simba-By-cadnaan-kapul.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii Marwo Kuu Noqon Maayee Meherkayga Isii Qaybtii 20-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Marwo Kuu Noqon Maayee Meherkayga Isii Qaybtii 16-aad waana maalinimo Sabti ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 13-05-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/05/sheeko-marwo-kuu-noqonmaaye-meherkeyga-isii-kheybtii-16-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii La Magac-baxday Marwo Kuu Noqon Maayee Meherkayga Isii Qaybtii 16-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 24-aad waana maalinimo talaaddo ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 4-4-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/04/Sheekada-Hagar-daamo-Jacayl-Qaybtii-Qaybtii-24-aad-Talaado-4-04-2017-Radio-Simba-By-cadnaan-kapul.mp3
The post Dhageyso:-Sheekadii La Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 24-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 22-aad waana maalinimo Axad ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 2-4-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/04/Sheekada-Hagar-Daamo-Jacayl-Qaybtii-22-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii La Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 22-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 20-aad waana maalinimo isniin ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 1-3-2017
http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/04/Sheekada-Hagar-daamo-Jacayl-Qaybtii-Qaybtii-20-aad-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii La Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 20-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.