Barnaamijka Wareysiyada: Recent Episodes

Somali Health

Barnaajikja Wareysiyada www.somalihealth.net

View Details

Dr. Maxamed Maxamuud Fuji oo xubin ka ah Guddiga Qaran ee la dagaalanka Coronvirus ahna Gudoomiyaha Guddi ay Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed u xilsaareen ka hortagga Coronavirus. aya ka hadlaya diyaar garowga illaa iyo hadda la sameeyay.

View Details

Wareysi Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Dr Fowsiya Abikar oo k a hadleysa diyaargarowga ee doalladda sameysay ka hortaga cudurka COVID19