Mogadishu-KNN-Al-Qaidda linked terrorist group in Somalia of Al-shabaab took attacks against government troops in Hiiran and Bari regions of puntland and Hirshabele Administrations. Heavy armed members of Al-shabaab fighters stormed Puntland forces’ base in Balli-khadar village of Bari region high land on early hours of Saturday, according to residents. The fighting between Puntland forces of …
Mogadishu-KNN-A new video released by Shabaab, al Qaeda’s branch in East Africa, details one of the jihadist group’s hit squads. The unit, dubbed the Muhammad bin Maslamah Battalion, appears to mainly operate within Somalia’s capital Mogadishu and in the Lower Shabelle region. The video begins by showing the unit’s training camp, which is named after …
US air strike in Somalia killed 12 militants from the Shabaab, an Al-Qaeda affiliate that launches regular attacks on targets in the African nation, the United States Africa Command said on Friday. It said US forces conducted the strike on Thursday in conjunction with Somalia’s government about 30 miles (48 kilometers) southwest of Mogadishu. The Shabaab was …
Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay Radio Kulmiye Facebook iyo Muqdisho Cable TV. Barnaamikaan ayaa caawa waxaa ku tartamay Degmadda Wadajir & Kooxda Rooma Tiisimo waxaa Cawa Tartanka ku Guuleystay Degmadda Wadajir. Halkaan Riix si aad u Dhageysato Barnaamijka oo …
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo jeedin doona:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamada:- Maxamed Dalal Maxamuud;- Halkaan Riix si aad u Dhageysataan Barnaamijka:-
Muqdisho-KNN-Tababaraha Real Madrid Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay go’aan aad uga anfariiriyay jamaahiirta Real Madrid isagoo sheegay inuu ka tagay kooxda. Xiddigii hore reer France ayaa ku guuleystay saddex koob oo Champions League ah iyo horyaalka La Liga iyo koobabkale sadaxdii sano uu joogay madrid. Zidane ayaa shaaca ka qaaday kuna sheeagay shir jaraa’id inuu …
Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si wadajir ah u aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim iyo Xaawa Cabdulle Cubeyd :- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:- Halkaan Ka Dhegeyso Warka duhur Ee Radio Kulmiye KNN:-
Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:–shaaf yuu:- Halkaan Ka Dhageyso Barnamijka Ciyaaraha Radio Kulmiye KNN:
Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer ku sameeyay Xafiisyo cusub oo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Xafiisyadaan oo hadda ay ku socoto dhismo ayaa waxaa ku shaqeyn doono guddiayada Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya iyadoona Guddoomiyaha Golaha Shacabka uu dalbaday in la soo gaba gabeeyo dhismaha iyo qalabeynta xafiisyadaan.
Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee magaalada Muqdisho. Iskuuladda Rooyal iyo Tabook ayaa maanta ku Tar-tamay Barnaamijka waxaana Guusha ay Raacday Iskuulka Rooyal oo u gudbay Wareegga 3aad ee Tar-tanka, waxa uuna ku badiyay 8 Dhibcood halka Iskuulka Tabook uu la yimid 5 Dhibcood. …