AUDIO – Radio Risaala: Somali News Online: Recent Episodes

None

Sugnaan, Xaqiiqo & Dhexdhexaadnimo

View Details

Waxaa Maalintii labaad xiran Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyaga oo Ganacsatada diidan lacagta Canshuurta Iibka oo ay soo kordhisay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya. Maanta ayaa waxaa weli xiran Ganacsiga Suuqa, waxaana dad aan la hadalnay ay sheegeen in aysan jirin hal Goob Ganacsi oo furan, isla markaana ay haawanayaan, halka Goobaha qaar […]

View Details

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhimatay 19 kalena waa ay ku dhaawacmeen qaraxyo kala duwan oo Maanta  ka dhacay magaalada Jalalabad ee bariga Afghanistan, sida ay sheegeen sarkaal caafimaad iyo warbaahinta maxalliga ah. Weeraradan oo lala beegsaday baabuur ay leeyihiin Taalibaan ayaa ah qaraxyadii ugu horeeyey ee dad ku dhintaan tan iyo markii Maraykanku […]

View Details

Wareysi uu siiyay BBC Pashto, ku -xigeenka madaxa xafiiska siyaasadda Taalibaan ee Qatar ayaa sheegay in haweenku ay sii wadan karaan shaqadooda, oo ay ku jiraan xilalka “heerarka hoose” ee dowladda ay ka hayaan, balse xilalka ugu sarreeya ama golaha wasiirrada dalka “laga yaabo inaysan” ka mid noqon doonin haweenka. Taalibaan ayaa la filayaa inay […]

View Details

Kooxda xiriirka la leh kooxda isku magacawda Dawladda Islaamka ee Afqaanistaan, oo sidoo kale loo yaqaan ISIS-K, ayaa sheegatay mas’uuliyadda gantaal lagu weeraray caasimadda Kabul, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AP. Wakaaladda wararka ee kooxda Aamaq ayaa ku dhawaaqday weerarka waxayna sheegtay in ugu yaraan lix gantaal oo Katyusha ah lagu tuuray dhanka […]

View Details

Afar qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay warshad ku taal Burj al-Barajneh ee duleedka koonfureed ee Beyruut ee Lubnaan, sida ay ku warrantay Wakaaladda Wararka Qaranka. Wali lama oga waxa sababay qaraxa, wax khasaare hantiyeed oo ka dhashay Ciidanka Lubnaan ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay si ay gurmad iyo baaritaanno uguu sameeyaan. […]

View Details

Taalibaan ayaa ku eedeysay ciidamada Mareykanka ee Kabul inay si sharci -darro ah u fuliyeen weerar ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanku ku qaadeen caasimadda Afghaanistaan ee Kabul. Wareysi uu siiyay telefishinka Shiinaha, afhayeenka Taalibaan Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in Mareykanka ay ahayd in ay soo sheegaan wax kasta oo khatar ku ah ururka. […]