Xiriirka Kubbada Cagta Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqay Xiliga Uu Si Rasmiga ah ubilaabanayo Tartanka Degmooyinka iyo Deegaanada Gobolka Banaadir Guddoomiyaha Kubadda Cagta Gobolka Banaadir Xasan aadan Yabarow Wiilka ayaa shaaciyay in si rasmi ah tartankani u furmi doono maalin khamiista ah Taariikhduna ay ku beegantahay 25 bishani November Tartankaan oo sanadkaan aad uxiisa badan waxa […]
The post Waqtiga Uu Furmayo Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo La Shaaciyay appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Xulka qaranka ingiriiska ayaa xalay iska xaadiriyay kama dambeysta tartanka qaramada qaarada yurub ee Euro 2020 kulan xiisabadaan oo ka tirsanaa afar dhamaadka koobka qaramada qaarada yurub ayaa xalay waaxa wada ciyaaray xulka qaranka ingiriiska iyo xulka qaranka denmark Ciyaarta ayaana ku bilaabatay weearar iyo weerar celis waxaana daqiiqadii 30 aad ee ciyaarta yimid goolkii […]
The post Xulka Kubbada Cagta Ingiriiska Oo Markii Ugu Horeysay Gaaray Final Tartanka Qaramada Qaarada Yurub appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Arbaco ah tariikhdana ay ku beegan tahay 19-07-2017
The post Dhageyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Talaado ah tariikhdana ay ku beegan tahay 18-07-2017
The post Dhageyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Sabti ah tariikhdana ay ku beegan tahay 20-05-2017
The post Dhageyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Sabti ah tariikhdana ay ku beegan tahay 13-05-2017
The post Dhageyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Sabti ah tariikhdana ay ku beegan tahay 06-05-2017
The post Dhageyso:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 23-aad waana maalinimo Isniin ah Tariikhdana ay ku beegan Tahay 3-4-2017
The post Dhageyso:-Sheekadii La Magac-baxday Hagar-Daamo Jacayl Qaybtii 23-aad appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Isniin Tariikdana ay ku beegan Tahay 2-04-2017 barnamijka cayaaraha duhur 3-4-2017 cayaraha duhur 4-3-2017
The post Dhageys:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.
Dhageystayaal kusoo dhawaada Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba ee Magaalada Muqdisho waana Duhurnimo Axad Tariikdana ay ku beegan Tahay 2-04-2017 barnamijka cayaaraha duhur 2-4-2017
The post Dhageys:-Barnaamijka Ciyaaraha Radio Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.