Maalinle – Radio Simba 95.0 MHZ – Simbanews – Idaacada Simba: Recent Episodes

None

View Details

Dhageystayaal kusoo Dhawaada Warka Subax Radio Simba ee Magaaladda Muqdisho waana Subaxnimo Arbaco ah Tariikhdana ay Ku beegan tahay 6/12/2017

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/12/warka-subx-6-12-2017-alfa.mp3 The post Dhageyso:-Warka Subax Radio Simba ee Magaaladda Muqdisho appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Afhayeen u hadlay Ciidamada midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya jooga ayaa sheegay in ciidamadooda ay wax eed ah ku lahayn qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab ay geystaan

Waxa uu sheegay in ciidamadooda ay Soomaaliya ka qabteen shaqo badan oo ay Al-shabAab ka saareen dhawr magaalo hase ahaatee sugida amaanka magaalada Muqdisho ay u xil saaran yihiin ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in sugida amniga magaaladda muqdisho lakala qeyb saday islamarkaana AMISOM loo xil saaray sugida amaanka madaxtooyadda Soomaliya iyo garoonka diyaaradaha inta kalana waa loo xil saaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaliya.

Sidoo kale wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow oo wax laga weydiiyay sababta ay dawlad ugu guulaysan la’dahay sugida magaalada Muqdisho waxaa uu sheegay in dawladu qaaday tilaabo ay ku sugayso amaanka oo ay aas aastay qiyaastii 1500 oo askari oo ku guulaystay in magaalada xasilooni ku soo celiyaan.

“Ugu yaraan shantii bilood aynu soo dhaafnay waxaa laga dhigay Magaaladda Muqdisho mid amaan ah waxaa loo sameeyay ciidamo loogu magac daray xasilinta Caasimadda, 500 oo Police ah, 500 Nabad Sugid, iyo 500 Malatari ayaa loo sameeyay magaaladaan,waxay ka hor tageen weeraro lasoo qorsheeyay, waxay badbaadiyeen nolol badan”, ayuu yiri wasiirka warfaafinta Soomaaliya Eng C/raxmaan Yariisow.

Eng Yariisow waxaa uu sheegay in dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab sababta ay magaalada qaraxyada uga geysanayaan ay tahay inay dunida tusaan inay yihiin wili awood jirta.

Sidoo kale Tv-ga Al-Jaziira ayaa baahiyay in sanadkaan Magaaladda Muqdisho ay ka dhaceen qiyaastii 20 qarax kuwaasi oo sababay dhimashada 500 oo ruux iyo dhaawaca 600 oo kale qaraxyadaas badankoodna dagaalyahanada Xarakada Al-Shabab ayaa sheegtay.

The post Waa Maxay Sababta Magaaladda Muqdisho Qaraxyadda Ugu Dhacaan? appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Isniin ah  Taariikhdana ay tahay 09-10-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/10/bar-bartilmamedka-simba-09-10-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Axad ah islamarkaana Isiin ay soo galayo Taariikhdana ay tahay 01-10-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa.

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/10/bar-bartilmamedka-simba-01-10-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Sabti ah islamarkaana Axad ay soo galayo Taariikhdana ay tahay 30-09-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa.

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/bar-barta-simba-30-09-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Axad ah islamarkaana Isiin ay soo galayo Taariikhdana ay tahay 24-09-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa.

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/bar-barata-24-09-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Axad ah islamarkaana Sabti ah Taariikhdana ay tahay  23-09-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/bar-bartilmamedka-simba-23-09-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Axad ah islamarkaana Isiin ay soo galayo Taariikhdana ay tahay 17-09-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa.

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/bar-bartilmamedka-simba-17-09-2017.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo dhawaada Sheekadii la Magac-baxday  Naftii Jacaylka Igu Beertay Miyaan Markale Naawilaa Qaybtii 3-aad

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/Sheekada-Naftii-Jacaylka-Igu-Beertay-Miyaan-Markale-Naawilaa-.mp3 The post Dhageyso:-Sheekadii la Naftii Jacaylka Igu Beertay Miyaan Markale Naawilaa appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.

View Details

Dhageystayaal kusoo Barnaamijka Bartilmaameedka Simba Waa Habeen Talaado ah islamarkaana Arbaco ay soo galayo Taariikhdana ay tahay 12-09-2017 Kusoo dhawaada Barnaamijka Bartilmaameedka oo Habeen Walba Idaacadda Simba Ka baxa.

http://www.simbanews.net/wp-content/uploads/2017/09/bar-barta-simba-12-09-2017-sax-.mp3 The post Dhageyso:-Barnaamijka Bartilmaameedka Idaaacdda Simba appeared first on Radio Simba 95.0 MHZ - Simbanews - Idaacada Simba.