Halkani waxaad ka dhageysan kartaa guud ahaan barnaamijyada Radio Deegaan Codka Geeska. Af Soomaali. Afsoomaali. Somali.
Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
Raac talooyinka ay hay'adaha caafimaadka soo jeediyeen. La soco warbixinnada joogtada ah ee ku saaabsan safmarka covid19. Waa Aqoonyahan Cabdullaahi Abuukar Muuddey
Halgamaa Omar Fure wuxuu ku xidhanyahay jeelka Samara, Caasimadda Kililka Canfarta. Hussein Omar Fure oo aan khadka telefoonka kula xidhiidhney ayaa ka deyrinaya nolosha uu aabihii ku noolyahay.
HALGAMAAGII WEYNAA ADEN ROBLEH AWALEH OO MADAXWEYNA JIBUUTI KU SIFEEYEY NIN AAN JECLEYN DIMUUQIRAADIYADDA.
Waa qaybtii 3 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Waa qaybtii 2 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Waa qaybtii 1 aad iyo Wareysi xasaasi ah - Yaa qaadaya mas'uuliyadda haddii burbur dhaco - Axmed Riyaale Buux oo marti ku ah Barnaamijka Geeska Afrika iyo Maanta.
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.
Waa barnaamijkii Geeska Afrika iyo Maanta oo uu marti noogu yahay siyaasiga reer Jabuuti Aboubakar Omar Bobe. Wareysigaan iyo falanqeynta daba taala ayaa taabanaya dhinacyo badan.