Miraha-Luulka: Recent Episodes

Hamdi Habi

Welcome to Miraha-Luulka Podcast where we talk about non-talkable topics in Somali Community.

Kusoo dhowoow Miraha-Luulka podcast, waxaan uga hadli doona mawduucyada bulshada soomaaliyeed aysan kahadlin.

View Details

Qaybtaan waxaanu ku falanqayn doonaa ragganimada qeybteeda qalafsan ama xun.

View Details

Qaybtaan waxaan kaga hadlaynaa Kufsiga iyo sida bulshada soomaalidu ula macaamisho dhacdooyinka kufsiga.

View Details

Caada Dhaqameedka soomaalida.

Somali cultural norms.

View Details

Qaybtaan waxa aan uga hadlaynaa balwadda ama maandooriyaha dhibaatada ay ku hayso bulshadeena.

In this part we discuss about drugs specially Kaat and its effects on Somali community.

View Details

Qaybtan waxa aan kaga hadlaynaa faa'iidooyinka iyo khasaaraha Baraha Bulshada.

In this episode, we talk about the advantages and disadvantages of Social Media.

View Details

Qaybtaan waxa aan kaga hadlaynaa Takoorka ku aadan Ragga iyo Dumarka.

In this episode, we talk about gender discrimination in Somali community.

View Details

Qaybtaan waxa aan kaga hadlayna nolosha qurbaha, faa’iidada iyo dhibaatada is dhinac yaal iyo saamaynta ay ku leedahay dhalinyarada iyo qoysaska soomaaliyeed.

on this episode, we talk about the Somalis diaspora, it's advantages and disadvantages, and also how that affected Somali families and youth?

View Details

Qaybtan waxaan ku falanqayn doonaa Takoorka ama faquuqa Gaar ahaan Muuq-Takoorka bulshada soomaaliyeed dhexdooda ka jira.

in this episode, we discuss discrimination and we focus on physical discrimination in the Somali community.

View Details

Hordhac aan ku sharaxayno waxa uu yahay Podcaska Miraha-luulka iyo mawduucyada aan uga hadli doono.