kan nabadda doonee aan daayicin nadaamka dawladnimada jecel baa leh, dibad iyo gudahaba danjiraha u miiganee dagnaanta ogalayn baa leh..
tigid go'an maheli karo toosna uma bixi karo.
ravi tawakal mooyee tabantaabadaydii talo guuris weeyee
allahaw ii taageer allahayaw iiraageer