Dhegeyso Archives - RADIO GALGADUUD: Recent Episodes

None

Warbaahinta ugu xarumaha badan Galmudug

View Details

halkaan ka dhageyso

https://radiogalgaduud.com/wp-content/uploads/2023/06/Warka-Gaashandhiga-sver-1.mp3The post Soomaaliya iyo Sacuudiga ‘oo kor u qaadaya’ iskaashiga laba dhinac appeared first on RADIO GALGADUUD.

View Details

Waxaa shalay magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.Shirkaan waxaa si ramsi ah u furmay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur,https://radiogalgaduud.com/wp-content/uploads/2023/06/WARKA-XASAN-GUDOOMIYE-KU-XIGEENKA-MAALIYADA-GOBOLKA-BANAADIR.mp3The post Gobolka Banaadir oo ka qeeyb galay shirka 19 ee wasiirada maaliyada DFS, Doowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadi appeared first on RADIO GALGADUUD.

View Details

Ciidamo katirsan maamulka galmudug  ayaa kubaxay   Dagaal kasoo cusboonaaday  deegaano  hoostaga degmada maxaas ee gobolka hiiraan. Dagaalka oo taagnaa todobadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dagaaladii  u dambeeyay ay ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux oo  labada maleeshiyo ee degaalanta ka soo kala jeeda sida radio galgaduud uu u xaqiijiyay nabadoon maxamuud […]

View Details

Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka hadlay xernaasha wadooyinka Muqdisho iyo dhibaatooyinka ay shacabka muqdisho ku qabaan. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in ilaalinta hantida iyo amniga muwaadinka Soomaliyeed ay Xukuumada Soomaaliya masuul ka tahay. Waxa uu tilmaamay in Xukuumada Soomaaliya ay la timado qorshayaal cad cad oo lagu xaqiijinayo […]

View Details

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamed Cabdi Xaashi Carabay oo Waraysi Gaar ah Siinayay Radigalgaduud kaas oo ku saabsan arimaha dib u Hishiisiinta ,, Shaqa abuurka deegaanada Galmudug, arimaha Abaaraha iyo Dagaalka ka dhanka ka ah Alshabaab. Waxaa uu Sheegay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug in ay dib u hishiisiin ay Dhexdhigayaan Beelaha wada Waga […]

View Details

Qaar kamid ah Darawalada Mootobajaajta oo ka Cabanaya Jidcadayaasha Bacadka ah ee Dagmada Guriceel. Mootada looyaqaano Bajaajta ayaa waxaa maalmihii danbe ay ku Soo badanayeen  dagmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud. Mooto Bajaajta ayaa gaabis galisay isticmaalka gadiidkii ay dadku Raacijireen balse haatan bedelkeeda ay dadku isticmaalaan Mootadaasi looyaqaano Bajaajta oo dadku ay ku doorbidayaan Lacag […]

View Details

Xildhibaan Maxamed Cumar {Dalxa} oo kamid ah mudanyaasha baarlamaanka fadaraalka Ee soomaaliya oo waraysi gaar ah siiyay radiogalgaduud kaasi oo kusaabsan arimaha Amniga ayaa waxaa uu sheegay in amniga dalka lagu sugi karo daraasaad laga sameeyo Wax yaabaha keeni kara amni darada. Dhanka kale xildhibaan Dalxa ayaa waxaa uu sheegay in loo baahanyahay in lahowl […]

View Details

Golaha Wasiirada Somaliya ayaa goor dhaw waxa ay magacaabeen Taliyeyaasha Ciidamada Nabad Suggida Somaliya, Booliska iyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliyed. Wasiirka amniga iyo Wasiirka Cadaaladda ayaa Shirka gaarka ah ee Golaha Wasiirada Somaliya waxa ay ka soo jeediyeen magacaabistaan xubnahan, iyadoo Golaha Wasiirada ay isku raaceen. Taliyaha NISA waxaa loo magacaabay Xuseen Cismaan Xuseen […]

View Details

Ciidamada Booliska Israa’iil ayaa ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, lagu soo oogay dacwad iyo  eedo ah inuu laaluush qaatay. War ka soo baxay booliska ayaa lagu sheegay in la hayo caddeymo ku filan oo lagu dacweyn karo Mr Netanyahu taas oo ah inuu laaluush qaatay, uu misana ku lug lahaa wax isdabamarin iyo weliba […]

View Details

Siyaasiga Faarax Macalin oo horay usoo noqday Gudoomiye ku xigenkii Baarlamanka Dalka Kenya ayaa si kulul ugu hadlay wada hadalada Dalka Kenya kaga socda Dowlada Ethopia iyo ururka ONLF oo ay garwaden ka tahay Dowlada Kenya. Faarax Macalin ayaa shegay in Ururka ONLF uu ku qaldamaya wada hadalkaas isla markaana qorshaha itoobiya uu yahay in […]

View Details

Dagaal u dhaxeeyay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Shabaab ayaa xalay wuxuu ka dhacay Degmada Afgooye, kadib markii Shabaab ay soo weerareen Degmadaasi. Dagaalka oo ahaa mid xooggan ayaa Al Shabaab waxa ay ku beegsadeen Saldhigyada Ciidamada Xoogga ay ku leeyihiin Afgooye, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan. Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga dalka […]

View Details

Ciidamada dalka Canada ayaa waxa ay bilaabeen Baaritaano ku aadan  wiil Soomaaliyeed oo Axadii lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalka Canada. Booliska waxa ay sheegeen in ay waddaan Baaritaano cidda ka dambeysay dilka Cigaal Daauud oo ka mid ah dhalinyaradda Soomaaliyeed ee kunoolaa dalkaasi. Sarkaal Sare oo ka tirsan Booliska ayaa sheegay in Cigaal oo 30 […]